• Home
  • Insight
  • Blog
  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Politics
  • Shop
    • Gift Shop
    • Value Shop
    • Store
    • Bargain Shop
    • Discount
  • Sports
  • Tech
  • Travel
  • USA
  • Video
  • World
    • Asia
    • Africa
    • South America
    • North America
    • Europe
    • Oceania
Thursday, July 30, 2026
No Result
View All Result
Subscribe Now
  • Home
  • Insight
  • Blog
  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Politics
  • Shop
    • Gift Shop
    • Value Shop
    • Store
    • Bargain Shop
    • Discount
  • Sports
  • Tech
  • Travel
  • USA
    TX Rep. Brandon Gill Mocks James Talarico Over Fauci Action Figure Post

    TX Rep. Brandon Gill Mocks James Talarico Over Fauci Action Figure Post

    NBA players are ‘being taught’ to flop

    NBA players are ‘being taught’ to flop

    Industry was warned for years about chemical ‘runaway’ dangers. Then came near-catastrophe in O.C.

    Industry was warned for years about chemical ‘runaway’ dangers. Then came near-catastrophe in O.C.

    Trump administration seeks government-wide NDAs to stop leaks : NPR

    Trump administration seeks government-wide NDAs to stop leaks : NPR

    Dog discharges shotgun inside truck, striking woman at Nebraska traffic light

    Dog discharges shotgun inside truck, striking woman at Nebraska traffic light

    Toshifumi Suzuki, Japan’s ‘God’ of Convenience Stores, Dies at 93

    Toshifumi Suzuki, Japan’s ‘God’ of Convenience Stores, Dies at 93

     Judge Sanctioned CoreCivic for Destroying Video in ICE Death Suit

     Judge Sanctioned CoreCivic for Destroying Video in ICE Death Suit

    Suspect dead after opening fire near White House security checkpoint, Secret Service says

    Suspect dead after opening fire near White House security checkpoint, Secret Service says

    Trump trashes Colbert’s high-rated finale as “no ratings”

    Trump trashes Colbert’s high-rated finale as “no ratings”

  • Video
  • World
    • Asia
    • Africa
    • South America
    • North America
    • Europe
    • Oceania
The Insight Post

Home Africa-East

Su’aalaha ku gedaaman saxafigii reer Pakistan ee lagu dilay Kenya

by Theinsightpost
December 22, 2022
in Africa-East
0 0
0
Su’aalaha ku gedaaman saxafigii reer Pakistan ee lagu dilay Kenya

.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka,

Pakistan ayaa sheegtay inay baadhayaal u dirtay Kenya si ay gacan uga geystaan baadhitaanka wixii dhacay.

20 Daqiiqadood ka hor

Dilka weriyihii caanka ahaa ee u dhashay dalka Pakistan ee ay boolisku ku toogteen dalka Kenya, arrintaas aad ayaa looga cadhooday dalkiisa, xilli dad badan ay is weydiinayaan sida ay arrintan oo kale ku dhici karto.

Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay aaskii Arshad Sharif ee Islamabad si ay ugu baroor diiqdaan.

Dadka ka soo horjeeda dowladda Pakistan ee hadda jirta ayaa aaminsan in lagu bartilmaameedsaday shirqool laga soo abaabulay Pakistan.

Balse booliiska Kenya ayaa warbixin hordhac ah oo ay soo saareen ku sheegay in 49-jirkan lagu toogtay si kama ah gaadhi xawaare sare ku socday.

Pakistan ayaa sheegtay inay baadhayaal u dirtay Kenya si ay gacan uga geystaan baadhitaanka wixii dhacay.

Sidee wax u dhaceen?

Fiidnimadii Axadda, Shariif wuxuu ahaa rakaab saarnaa gaadhi Toyota Land Cruiser ah oo ku socdaalayay waddo aan laami ahayn oo miyi ah oo 30km (20 mayl) u jirta caasimadda Kenya ee Nairobi. Rasaas ay fureen ciidamada Booliska ayaa gaadhigii uu saarnaa haleeshay, waxaana ku dhintay wariyaha.

Laakiin sababta dhabta ah ma cadda.

Booliska ayaa soo saaray hadalo is khilaafaya oo ku saabsan toogashada.

Mid ka mid ah wararka ayaa sheegaya in Shariif uu saarnaa gaari lagu qalday mid la sheegay in la xaday.

Warbixintii ugu horreysay ee booliiska ayaa lagu sheegay in askartu ay ku raad joogeen gaariga la la’yahay markii la dilayay.

Wararka ayaa sheegaya in darawalkii waday gaadhiga Land Cruiser-ka Shariif uu ka dhaga adeygay amar ahaa in uu istaago ka hor intii aanu la kulmin jid gooyo, kadibna ay askartu rasaas ku fureen gaadhiga markii uu ka dhaqaaqay, taasi oo keentay in wariyaha uu ku geeriyoodo.

Dhacdo labaad oo ka timid booliska, mid ka mid ah dadkii gaariga ku jiray ayaa markii hore rasaaseeyay ka dibna askartu waxay kaga jawaabeen rasaas. Booliska ayaa sheegay in hal askari ay gacanta xabbadi kaga dhacday kadib na rasaasta la is weydaarsaday.

Waxaa jiray laba su’aalood oo muhiima oo ay baadhayaashu ka duulayeen.

Xigashada Sawirka, EPA

  Muxuu Sharif u joogay Kenya?

Markii ugu horraysay ee uu imanayey dalka Kenya fal-ku-galka waxa uu ku salaysnaa martiqaad uu ka helay Waqar Axmed oo ah ganacsade u dhashay Pakistan oo fadhigiisu yahay magaalada Nairobi.

Sida uu Waqar Axmed u sheegay baadhayaasha Pakistan iyo Kenya, waxa uu martiqaadka ku sababeeyay Mirza Wasi, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ARY, ahna ina-adeerkii , kaas oo sida uu sheegay ahaa saaxiibkiis aad isugu dhawaayeen.

Si kastaba ha ahaatee, waxa la og yahay in uu ka tagay Pakistan bishii Ogosto oo uu ku sugnaa Imaaraadka Carabta iyo sida la malaynayo dalka UK.

Shariif ayaa lagu yaqaanay inuu si weyn u taageersanaa Ra’iisul Wasaarihii xilka laga tuuray ee Imran Khan, waxaana uu ka cabanayey dhibaatayan loo geystay ka hor inta uusan dalkaas ka bixin.

Geeridiisa ka dib, qareenkiisa Shoaib Razzaq ayaa sheegay in dowladda Pakistan ay la xidhiidhay maamulka Dubai codsi ah in loo gacan geliyo Pakistan.

Shariifka ayaa xilliga la dilayay waxa gaariga la saarnaa muwaadin kale oo u dhashay dalka Pakistan oo la rumeysan yahay in uu degan yahay dalka Kenya. Waxaa loo malaynayaa in Shariif uu dalka kula noolaa saaxiibkiisaas. 

Laakiin waxaa laga yaabaa sida oo kale inuu jiray xiriir shaqo.

Saxafiga dhanka dabagalka ee Kenyaanka ee lagu magacaabo John Allan Namu ayaa sheegay in lagu wareystay filim Documentary ah oo aan wali la sii dayn oo Shariif uu ku howlanaa.

Ma cadda waxa uu yahay xiriirka kala dhaxeeya Kenya, Namu ayaa markii dambe caddeeyay in inkastoo lagu wareystay gudaha Kenya uusan dhab ahaantii la kulmin Shariif.

Xigashada Sawirka, AFP

Ciidanka Kenya ma ka qayb qaataan dilalka qorshaysan?

Dilka Shariif wuxuu noqon karaa shil nasiib darro ah, balse dhimashadiisa iyo xarig dhawaan loo geystay sagaal askari oo ka tirsan booliska dalkan Kenya iyo sida oo kale waayitaanka bishuu Julaay laba qof u dhashay dalka Hindiya iyo darawalkoodii, ayaa mar kale tooshka ku ifisay adeegga booliska Kenya.

Muddo tobanaan sano ah, kooxo gaar ah ama kuwa sarsare ah oo ku dhex jira booliiska, sida Unugga Adeegyada Gaarka ah ee hadda la kala diray (SSU), ayaa lagu eedeeyay in ay ku hawlanaayeen dilal sharci darro ah, afduub iyo jirdil loo geysanayey dad tuhmanayaal uun ahaa.

Kiisaskan ayaa ahaa mid qarsoodi ah balse dhawaan madaxweynaha cusub ee la doortay William Ruto ayaa ku dhawaaqay in la xidhayo ururka SSU, taas oo ahayd markii ugu horeysay oo madax ka tirsan dowlada uu si cad uga hadlo tacadiyada ay geystaan ciidamada booliska.

Daladda ay ku mideysan yihiin NGO-yada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ayaa sheegay in baaritaanno madax-bannaan ay la xiriiriyeen in ka badan 600 oo dil ah cutubyo gaar ah oo ka tirsan waaxaha booliiska.

Qaar ka mid ah askarta booliiska ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in ay qoryahooda ka kireeyaan dambiilayaal ama ay ku qarash qaataan si ay dilal qorsheysan u fuliyaan. Laakiin mid ka mid ah kiisaskan weli lama keenin maxkamad.

Xadhiga sagaalka askari ee booliska ah ee lala xiriirinayo waayitaanka labada muwaadin ee India u dhashay ayaa loo arkay mid taariikhi ah. In kasta oo ay kuwani yihiin oo kaliya eedeymo hadda oo aanay jirin wax xukun ah, haddana dadka sida aadka ah u dhaliila dawladda ayaa arrintan ku ammaanay in ay tahay tallaabadii ugu horreysay ee wax looga qabanayo xad-dhaafka iyo takrifalka booliska.

Dhawaan, madaxa dacwad oogaha Kenya ayaa sheegay in dhowr sarkaal oo sare oo booliis ah lagu soo oogi doono dambiyo ka dhan ah bini’aadantinimada oo ay ka mid yihiin dil-ka ilmo yar, oo ay geysteen ololihii doorashada 2017 iyo kadib.

Xigashada Sawirka, AFP

Maxay cidi u doonaysay in ay u disho?

Isagoo taageersan Ra’iisul Wasaarihii hore Khan iyo dhaleeceyntiisaa ciidamada, Shariif wuxuu samaystay cadow badan. Kahor inta uusan ka tagin Pakistan waxa uu la kulmay eedeymo tiro badan oo ku saabsan kacdoon, waxaana la mamnuucay barnaamijkiisa TV-ga ka dib markii uu soo jeediyay in militarigu ay ku lug lahaayeen xil ka qaadistii Mr Khan bishii April.

Faysal Vawda, mar wasiir ka ahaa dawladdii Mr Khan, wuxuu ku andacoodey in inkasta oo Sharif lagu dilay Kenya, haddana qorshahaas waxaa laga soo maleegay Pakistan uuna sheegay in uu hayo caddaymo muujinaya arrintaas.

Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa qudhiisa sheegay inuu ka war helay shirqool lagu dilayo Shariif horaantii sanadkan, kadibna uu u soo jeediyay inuu isaga tago Pakistan.

Source link

ShareTweetSend
Previous Post

Parliament approves Gender Minister-nominee, Deputy 

Next Post

Netflix to launch Nike Training Hub on December 30 to help you with your fitness-related new year’s resolutions

Related News

Africa-East

Forex News, Technical Analysis & Trading Tools

June 10, 2024
Loyangalani Camel Safaris: Unveiling the Wonders of Northern Kenya
Africa-East

Loyangalani Camel Safaris: Unveiling the Wonders of Northern Kenya

April 19, 2024
Zanzibar Honeymoon Bliss: Romantic and Unforgettable Experiences
Africa-East

Zanzibar Honeymoon Bliss: Romantic and Unforgettable Experiences

April 18, 2024
East Africa’s Diverse Wildlife Beyond the Big Five
Africa-East

East Africa’s Diverse Wildlife Beyond the Big Five

April 18, 2024
Next Post
Netflix to launch Nike Training Hub on December 30 to help you with your fitness-related new year’s resolutions

Netflix to launch Nike Training Hub on December 30 to help you with your fitness-related new year's resolutions

Discussion about this post

Subscribe To Our Newsletters

    Customer Support

    1251 Wilcrest Drive
    Houston, Texas
    77042 USA
    Call-832.795.1420
    e-mail – news@theinsightpost.com

    Subscribe To Our Newsletters

      Categories

      • Africa
      • Africa-East
      • African Sports
      • American Sports
      • Arts
      • Asia
      • Australia
      • Business
      • Business Asia
      • Business- Africa
      • Canada
      • Defense
      • Education
      • Egypt
      • Energy
      • Entertainment
      • Europe
      • European Soccer
      • Finance
      • Germany
      • Ghana
      • Health
      • Insight
      • International
      • Investing
      • Japan
      • Latest Headlines
      • Life & Living
      • Markets
      • Mobile
      • Movies
      • New Zealand
      • Nigeria
      • Politics
      • Scholarships
      • Science
      • South Africa
      • South America
      • Sports
      • Tech
      • Travel
      • UK
      • USA
      • Weather
      • World
      No Result
      View All Result

      Recent News

      US Navy to overhaul torpedo stockpile under new two-war strategy

      US Navy to overhaul torpedo stockpile under new two-war strategy

      July 30, 2026
      Free Cloud Computing Course | AWS Re/Start Program 

      Free Cloud Computing Course | AWS Re/Start Program 

      July 30, 2026
      Thirty Years Later

      Thirty Years Later

      July 30, 2026
      Announcing Codemagic Patch: an open-source CodePush rebuild for React Native

      Announcing Codemagic Patch: an open-source CodePush rebuild for React Native

      July 30, 2026
      • Home
      • Advertise With Us
      • About Us
      • Corporate
      • Consumer Rewards
      • Forum
      • Privacy Policy
      • Social Trends

      Theinsightpost ©2026 | All Rights Reserved. Theinsightpost is an Elnegy LLC company, registered in Texas, USA

      Welcome Back!

      Login to your account below

      Forgotten Password?

      Retrieve your password

      Please enter your username or email address to reset your password.

      Log In

      Add New Playlist

      We are using cookies to give you the best experience on our website.

      You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Insight
      • Blog
      • Business
      • Entertainment
      • Health
      • Politics
      • Shop
        • Gift Shop
        • Value Shop
        • Store
        • Bargain Shop
        • Discount
      • Sports
      • Tech
      • Travel
      • USA
      • Video
      • World
        • Asia
        • Africa
        • South America
        • North America
        • Europe
        • Oceania

      Theinsightpost ©2026 | All Rights Reserved. Theinsightpost is an Elnegy LLC company, registered in Texas, USA

      The Insight Post
      Powered by  GDPR Cookie Compliance
      Privacy Overview

      This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

      Strictly Necessary Cookies

      Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.

      Cookie Policy

      More information about our Cookie Policy