• Home
  • Insight
  • Blog
  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Politics
  • Shop
    • Gift Shop
    • Value Shop
    • Store
    • Bargain Shop
    • Discount
  • Sports
  • Tech
  • Travel
  • USA
  • Video
  • World
    • Asia
    • Africa
    • South America
    • North America
    • Europe
    • Oceania
Thursday, July 30, 2026
No Result
View All Result
Subscribe Now
  • Home
  • Insight
  • Blog
  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Politics
  • Shop
    • Gift Shop
    • Value Shop
    • Store
    • Bargain Shop
    • Discount
  • Sports
  • Tech
  • Travel
  • USA
    TX Rep. Brandon Gill Mocks James Talarico Over Fauci Action Figure Post

    TX Rep. Brandon Gill Mocks James Talarico Over Fauci Action Figure Post

    NBA players are ‘being taught’ to flop

    NBA players are ‘being taught’ to flop

    Industry was warned for years about chemical ‘runaway’ dangers. Then came near-catastrophe in O.C.

    Industry was warned for years about chemical ‘runaway’ dangers. Then came near-catastrophe in O.C.

    Trump administration seeks government-wide NDAs to stop leaks : NPR

    Trump administration seeks government-wide NDAs to stop leaks : NPR

    Dog discharges shotgun inside truck, striking woman at Nebraska traffic light

    Dog discharges shotgun inside truck, striking woman at Nebraska traffic light

    Toshifumi Suzuki, Japan’s ‘God’ of Convenience Stores, Dies at 93

    Toshifumi Suzuki, Japan’s ‘God’ of Convenience Stores, Dies at 93

     Judge Sanctioned CoreCivic for Destroying Video in ICE Death Suit

     Judge Sanctioned CoreCivic for Destroying Video in ICE Death Suit

    Suspect dead after opening fire near White House security checkpoint, Secret Service says

    Suspect dead after opening fire near White House security checkpoint, Secret Service says

    Trump trashes Colbert’s high-rated finale as “no ratings”

    Trump trashes Colbert’s high-rated finale as “no ratings”

  • Video
  • World
    • Asia
    • Africa
    • South America
    • North America
    • Europe
    • Oceania
The Insight Post

Home Africa-East

Feeryahanka wacdaraha ka dhigay Kenya ee doortay in uu Soomaaliya ku matalo caalamka

by Theinsightpost
January 31, 2023
in Africa-East
0 0
0
Feeryahanka wacdaraha ka dhigay Kenya ee doortay in uu Soomaaliya ku matalo caalamka

Khaliifa Yaxye

Xigashada Sawirka, Xiriirka Feerka Soomaaliyeed

Qoraalka sawirka,

Khaliifa Yaxye

3 Saacadood ka hor

Khaliifa Yaxye oo ah feeryahan da’ yar ah oo Kenya u dhashay ayaa isku diyaarinaya tartan caalami ah oo uu ku matalayo Soomaaliya oo ay dhalasheeda qaatay. Feeryahan oo u safan jiray kooxda feerka ee Nayroobi ayaa in muddo ah tababar ku qaadanayay isla magaalada Nairobi.

Khaliifa ayaa horay wacdaro uga dhigay tartammo uu ku galay gudaha Kenya. Wuxuu tartan maxalli ah ku matalay kooxda Dowladda Hoose ee Nairobi (NCC) kaas oo uu kaalinta kowaad ka galay waxa uuna tartankaasi ka dhacay Jericho lumumba social hall taariikhda markay ahayd 12-kii bishii Maarso sannadkii 2022.

Markaas ka dib wuxuu matalay magaalada Nairobi isagoo ka hor tagay feeryahanno ka kala yimid dhammaan gobollada Kenya, wuxuuna ka galay kaalinta labaad. Tartankaas ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Thika ee Ismaamulka Kiambu taariikhdu markay ahayd 17-kii bishii Maarso ee 2022.

Khaliifa Yaxye waxa uu sanadkii 2005 ku dhashay xaafadaha isku raranta magaalada Nairobi ee Kibra, isla xaafaddaas ayuuna kusoo barbaaray.

 “Waxaa isoo koriyey hal waalid oo hooyaday ah taasna waxay sababtay inaan ciyaalka darbi jiifka ah ku biiro markaan ahaa fasalka 4aad,” ayuu yiri Khaliifa oo la hadlay BBC Somali.

Waxa uu intaas ku daray in uu nolosha darbijiifnimada uu ku noqday qof adag, oo dagaal badan, halkaas oo uu kula kulmay macalin Kenyan ah oo carruurta darbijiifka ah u tababara feerka.

Wuxuu sheegay inuu wax barashada u goyn jiray mararka qaar, illaa uu ku biiray carruurta waddooyinka ku hoyda ee aan haysan daryeelka waalidnimo maadaama uusan aabihiis la joogin.

“Markii aan ka baxay fasalka 8-aad nolosha oo dhan ayaa is bedeshay, waxaan noqday derbi jiif waxaan xataa isticmaali jiray daroogo, ka dib hooyaday ayaa i geysay meel dhaqan celis ah halkaas oo aan dib ugusoo kabtay,” ayuu yiri.

Xagay kasoo bilaabatay taariikhdiisa feerka?

Xigashada Sawirka, Xiriirka Feerka Soomaaliyeed

Khaliifa ayaa BBC-da u sheegay inuu jeclaystay ciyaaraha feerka ka dib markii tababarihiisii ugu horreeyay oo waddada kasoo qabtay uu geeyay meel lagu taba baro da’ yarta xiisaysa feerka. Tababarahaas oo lagu magacaabo Omondi.

“Wuxuu i geeyey meel lagu taba baro dhalinta feerka jecel, waxaana ka daawan jiray meel daaqad ah,” ayuu yiri khaliifa oo sheegay in uu xiligaas ahaa 11 jir.

Markii hore Khaliifa ma aanu fahansanayn in feerku uu yahay xirfad shaqo amaba wax micno weyn leh waxaanu u ciyaari jiray si iska madadaalo ah sida dhalinyarta kubbadda ciyaarta ay u ciyaaraan oo kale. Balse sida uu sheegay markii uu dhammeeyay waxbarashada dugsiga sare ayuu mar labaad ku soo laabtay feerka isagoo markan si gaar ah u xiisaynaya.

“Markii aan dhammeeyay fasalka ugu dambeeyay ee dugsiga sare ayaan ogaaday inay jiraan kooxo kala duwan oo ka kala socda dalka sida kooxda feerka ee ciidamada difaaca dalka iyo kooxo badan oo kale oo ay ka mid yihiin tan booliska iyo kooxda feerka qaran ee Kenya,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu ogaaday inay jiraan tartamo, halkaasna uu ka helay xiiso dheeraad ah iyo fikirka ah inuu u ciyaaro feerka xirfad ahaan.

Xigashada Sawirka, Xiriirka Feerka Soomaaliyeed

Qoraalka sawirka,

Macalinka tababara Khaliifa

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaas kusii daray in uu ka qeyb gali jiray tartamo ka billowday meel hoose.

Ugu horreyn waxa uu ka ciyaari jiray Kibra oo ah halka uu kasoo billaabay tartamada feerka, ka dib Nairobi ayuu kaalinta kowaad ka galay isagoo matalaya kooxda ka socotay waaxda bilicda caasimadda Nairobi (NCC), markii dambena tartankii feeryahannada dalka oo dhan loo dhigay ayuu kaalinta labaad ka galay, halkaas oo dawladaha hoose ay ku tartamayeen, xilligaas oo isaguna uu matalayay Nairobi oo dhan.

Kusoo biiritaankiisii xiriirka feerka Soomaaliya

Inkastoo Khalifa uu yahay ciyaartoy ka tirsan xiriirka feerka Soomaaliya hadana wuxuu tababar ahaan uga ciyaaraa kulammo ka dhaca gudaha Kenya.

Waxa uu Khaliifa sheegay in uu jecleystay inuu Soomaaliya ku matalo caalamka inkastoo uu u dhashay Kenya heer fiicanna uga gaaray xirfadda feerka.

“Maadaama uu aabahey kasoo jeedo Soomaaliya, waan ku faanaa Soomaaliya waxaan waligay jeclaa inaan barto dadka iyo meesha uu aabbehey kasoo jeedo, marka fikirka ah inaan matalayo Soomaaliya ayaa ah aniga oo doonayey inaan fuliyo Soomaalinimadii aabbeheey iyo inaan matalo dalkay Soomaaliya ee aan ku faano,” ayuu yiri.

Khaliifa oo hooyadiis ay ka soo jeeddo mid ka mid ah bulshooyinka Kenya ayaan ku soo dhex barbaarin dad Soomaali ah.

Maadaama uu yaraantiisii ku soo koray xaafad aysan Soomaalidu degin uma suurtagelin in uu barto afka Soomaaliga oo ilaa hadda uu erayo oo kooban keliya ka yaqaanno.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Khaliifa ayaan weydiinnay sababta uu Kenya u matali waayay, waxa uuna ku jawaabay:

“Run ahaantii ma aysan iga codsan inaan matalo, hal mar baan ugu dhawaa oo ahayd mar is reebreeb la ciyaarayey oo kuwa soo baxa ay ka qayb galayeen tartan ka dhacayey dalka Uganda halkaas oo hal qof oo kali ah la qaadanayey, haddii laba qof la qaadanayo qofka labaad aniga ayuu noqon lahaa maadaama aan kaalinta labaad ka galay.”

Tartamada caalamiga ah

Koox feerayanno ah oo ka kooban ilaa shan ciyaaryahan oo ka socda xidhiidhka feerka Soomaaliya oo Khliifa uu kamid yahay ayaa ka qayb gali doona tartan ka dhici doona dalka Tanzania bisha 3-aad ee sannadkan, sida uu noo xaqiijiyay xidhiidhka Feerka Soomaaliya.

Khaliifa ayaa ku tartami doona feerka miisaanka fudud ee 51-ka kiilo.

Mar uu faallo ka bixinayey rajadiisa uu tartanka ka qabo wuxuu yiri, “Waxaan qabaa rajo weyn, aad ayaan u tababartaa aadna waan u dadaalaa, ciyaaro fiicanna waan soo bandhigaa, ma ogi inaad daawatay muuqaaladayda feerka iyo in kale”.

Source link

ShareTweetSend
Previous Post

Former Prime Minister Abe’s Memoir to Be Released Feb. 8

Next Post

How the Interislander’s Kaitaki ferry narrowly avoided disaster

Related News

Africa-East

Forex News, Technical Analysis & Trading Tools

June 10, 2024
Loyangalani Camel Safaris: Unveiling the Wonders of Northern Kenya
Africa-East

Loyangalani Camel Safaris: Unveiling the Wonders of Northern Kenya

April 19, 2024
Zanzibar Honeymoon Bliss: Romantic and Unforgettable Experiences
Africa-East

Zanzibar Honeymoon Bliss: Romantic and Unforgettable Experiences

April 18, 2024
East Africa’s Diverse Wildlife Beyond the Big Five
Africa-East

East Africa’s Diverse Wildlife Beyond the Big Five

April 18, 2024
Next Post
How the Interislander’s Kaitaki ferry narrowly avoided disaster

How the Interislander’s Kaitaki ferry narrowly avoided disaster

Discussion about this post

Subscribe To Our Newsletters

    Customer Support

    1251 Wilcrest Drive
    Houston, Texas
    77042 USA
    Call-832.795.1420
    e-mail – news@theinsightpost.com

    Subscribe To Our Newsletters

      Categories

      • Africa
      • Africa-East
      • African Sports
      • American Sports
      • Arts
      • Asia
      • Australia
      • Business
      • Business Asia
      • Business- Africa
      • Canada
      • Defense
      • Education
      • Egypt
      • Energy
      • Entertainment
      • Europe
      • European Soccer
      • Finance
      • Germany
      • Ghana
      • Health
      • Insight
      • International
      • Investing
      • Japan
      • Latest Headlines
      • Life & Living
      • Markets
      • Mobile
      • Movies
      • New Zealand
      • Nigeria
      • Politics
      • Scholarships
      • Science
      • South Africa
      • South America
      • Sports
      • Tech
      • Travel
      • UK
      • USA
      • Weather
      • World
      No Result
      View All Result

      Recent News

      US Navy to overhaul torpedo stockpile under new two-war strategy

      US Navy to overhaul torpedo stockpile under new two-war strategy

      July 30, 2026
      Free Cloud Computing Course | AWS Re/Start Program 

      Free Cloud Computing Course | AWS Re/Start Program 

      July 30, 2026
      Thirty Years Later

      Thirty Years Later

      July 30, 2026
      Announcing Codemagic Patch: an open-source CodePush rebuild for React Native

      Announcing Codemagic Patch: an open-source CodePush rebuild for React Native

      July 30, 2026
      • Home
      • Advertise With Us
      • About Us
      • Corporate
      • Consumer Rewards
      • Forum
      • Privacy Policy
      • Social Trends

      Theinsightpost ©2026 | All Rights Reserved. Theinsightpost is an Elnegy LLC company, registered in Texas, USA

      Welcome Back!

      Login to your account below

      Forgotten Password?

      Retrieve your password

      Please enter your username or email address to reset your password.

      Log In

      Add New Playlist

      We are using cookies to give you the best experience on our website.

      You can find out more about which cookies we are using or switch them off in .

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Insight
      • Blog
      • Business
      • Entertainment
      • Health
      • Politics
      • Shop
        • Gift Shop
        • Value Shop
        • Store
        • Bargain Shop
        • Discount
      • Sports
      • Tech
      • Travel
      • USA
      • Video
      • World
        • Asia
        • Africa
        • South America
        • North America
        • Europe
        • Oceania

      Theinsightpost ©2026 | All Rights Reserved. Theinsightpost is an Elnegy LLC company, registered in Texas, USA

      The Insight Post
      Powered by  GDPR Cookie Compliance
      Privacy Overview

      This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

      Strictly Necessary Cookies

      Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.

      Cookie Policy

      More information about our Cookie Policy